Wasiir Axmed Fiqi oo la kulmay Cabdi Waayeel kaddib muddo kororsigii Qoor Qoor (Sawirro)

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi-Waayeel). Kulanka Wasiirka waxaa ku wehliyay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda mudane Amb Cabdixakim Ashkir, Agaasimaha waaxda Federaalka ee wasaaradda, Agaasimaha waaxda Dowladaha … Continue reading Wasiir Axmed Fiqi oo la kulmay Cabdi Waayeel kaddib muddo kororsigii Qoor Qoor (Sawirro)